unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Madaxwayne Trump Oo Lagu Xukumay In Uu Bixiyo $2 Million .

TOGDHEERNEWS :Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa lagu amray in uu bixiyo aduun lacageed oo dhan $2million, arintaas oo loo sababeeyay deeqo uu musuqmaasuqay.

Donald Trump ayay maxkamad ku taala magaalada New York ay ku xukuntay in uu laacgtan bixiyo, kadib markii lagu helay in uu si khaldan u adeegsaday lacago ay lahayd hay’addiisa mucaawinooyinka ee Trump Foundation.

Mr. Trump ayaa arintan ku tilmaamay mid siyaasadaysan oo ay dabada ka riixayaan masuuliyiinta xisbiga Dimuqraadiga ee magaalada New York.

Labada caruur ee uu Trump dhalay ee Ivanka iyo Eric ayaa iyaguna lacagahan ku lug leh, maadaama ay madax ka ahaayeen hay’adda Trump Foundation.

Latest News

  • Wasiir Arrimaha dibadda Turkiga “Weerarkkii argagixiso ee Soomaaliya ka dhacay wuxuu mar kale muujinayaa wajiga foosha xun ee argagixisada,”
  • Wasaarada Arimaha Dibada Ethiopia Soo Bandhigtay Iney Dadkii Qisaasta Somaliland Ku Filisay Ka Tirsanaay Qaar Kamid Alshabaab
  • Deg Deg:Ilma yar Oo Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Ugu Geeryooday oxygen  La’aan 
  • Falanqeyn Ku Saabsan Baaqa Ka Soo Yeedhay Asxaabta Mucaaaradka Ee Ku Saabsan Iscasilaada Komishanka Doorashooyinka
  • Xukumada Somaliland Oo Sheegtay In Koox Hubeysani Gashay Buuraleyda Deegaanka Faqi ayuub Ee Ka Tirsan Gobolka Togdheer

Latest Articles

  • Faa’iidada Caafimaad ee Geedka Barbarooniga W/Q Mustafe X. Axmed X. Diiriye
  • Halista ba’an ee Muqdishooyinka W/Q Yuusuf Garaad
  • Sheekh Bar Baraawi Oo Ka Hadlay Qisaasta
  • Dhalinyaro Kala Soo Kala Jeeda Somaliland Iyo Soomaliya ah oo ku dhibaateysan dalka Iran
  • Maraykanka oo Duqayn Ku Dilay Xubno Ka Tirsan Alshabaab

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital