unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Askari Mareykanka Ah Oo Lagu Dilay Soomaaliya

Madaxweynaha Mareynkanka Donald Trump Ayaa Sheegay In Uu Ka Tacsiyeeynayo Geerida Askari Mareykanka Ah Ah Looga Dilay Soomaaliya, Kaddib Weerar Al-Shabaab Ay Ku Qaadeen Iyaga Oo Ku Sugan Deegaanka Sanguuni Ee Dalka Soomaaliya.

 

Qoraal Kooban Oo Uu Soo Dhigay Boggiisa Twitter –Ka Ayuu Ku Sheegay In Uu Ka Tacsiyeeynayo Geerida Askariga Mareykanka Ah, Isaga Oo Sidoo Kalana Sheegay In La Dhaawacay Askar Kale.

 

Saraakiil Mareykan Ah Ayaa Xaqiijiyay Dilka Askariga Mareykanka Iyo Dhaawaca Afarta Kale, Waxaana Ay Sheegeen In Weeraro Madaafiic Iyo Rasaas Lagu Soo Qaaday Ciidamada Oo Ku Sugnaa Deegaanka Baar Sanguuni Oo Qiyaastii Kismaayo Waqooyi Kaga Beegan 50km.

Al-Shabaab Wali Dhinacooda Lagama Hayo Faah Faahin Ku Saabsan Dilka Askariga Mareykanka Ah Ee Lagu Dilay Weerarkan Ay Ku Qaadeen Deegaanka Sanguuni.

Latest News

  • Dhaawacyo Soo Gaadhay Qaar Kamida Ciidamadda Booliska Berbera
  • Waari Mayside War Hakaa Hadho”Akhriso Taariikhda Nololeedka, Waxbarasho, Waaya Aragnimo,iyo Shaqo Ee Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen”W/Q Muhamed Dhimbiil
  • Warbixin: Xarun Casriya oo lagu Dayactiro Gaadiidka ayaa Laga Hirgaliyey Burco
  • WARBIXIN: DADKA DHIMIRKA WAX KA QABA | SAAB TV |
  • Xuska Maalinta Cuntadda Aduunka Oo Hargaysa Lagu Qabtay

Latest Articles

  • WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO (WQL) Muhamed Dhimbiil
  • SU’AAL DADWEYNOOW?
  • WARQAD FURAN !
  • Fadeexada Ka Dhalatay, Kala Eexaysiga Madaxweyne Muuse Ee Jaamacada Inaadeerkii Iyo Jaamacada Burco. W/Q: Ibraahin Aadan Aw Qoobey
  • Af duubkii Dimoquraadiyadda Somaliland, Qore: Casha Miigane

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital