unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Xukumada Somaliland Ayaa Go’aamisey In Tvyada Madaxa Banaan Ee Somaliland Ka Hawl-gala Wararka Somalia Dib U Dhigaan Oo Ay Ka Somaliland Soo Horeysiyaan

TOGDHEERNEWS :- Warsaxaafadeed kasoo baxay, wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu sheegay in kulan maanta ka dhacay xafiiska wasiirka wasaaraddaas, lagu gorfeeyay, sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka wada shaqayneed ee ka dhexeeya wasaaradda iyo TV-yada madaxa bannaan.

Warsaxaafeedka wasaaradda kasoo baxay, ayaa lagu yidhi: ‘’Wasaaraddu waxay go’aamisay, in Telefishanada madaxa bannaan warark ay soo tebiyaan soo horraysiiyaan wararka ku saabsan jamhuuriyadda Somaliland, maadaama aynu kala nahay laba dawladood, sidoo kale wararka Soomaaliya ay ku daraan, wararka dibadda’’
Qoraalka wasaaradda ayaa lagu yidhi, waxaa uu go’aankani dhaqan galayaa maanta oo ay bisha sagaalaad tahay sagaal.

Hoos ka akhriso warsaxaafeedka kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland.

Latest News

  • “Raq iyo Ruux Meel Ha Lagu Sheego Wasiir C/rashiid Janan”War Saxafaded Soo Saartay Jubbaland
  • Hay’adda SOYDAVO Oo Ka Wada Deegaano Ka Mid Ah Buuhoodle Mashruuc Kor Loogu Qaadayo Dadkaasi
  • Aqalka Sare ee Somaliya oo ka hor-yimid ‘Heshiiska Qarniga ee uu Trump ku dhowaaqay
  • Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Iyo Weft Uu Hogaaminaayo Oo Oo Gaadhay Degmadda Wajaale Gobolka Gabiley +U Jeedka Safarka
  • Muxuu Yahay ‘Heshiiska Qarniga’ Ee Madaxweyne Trump Soo Saaray?

Latest Articles

  • XISBIYO/URURO SIYAASADEED QARAN OO DHISAN AYAA XUKUUMAD WANAAGSAN SOO SAARI KARA !!! W/Q Mohamed Dhimbiil
  • Xoog iyo Caadifad Shaqayn Mayso ee waa in la Helo Sharci Lagu Ciqaabo Dadka Somaliland ee u Goosta Soomaaliya Faalo
  • AQOONSIGA JAMHURIYADA SOMALILAND WAXA UU DAN U YAHAY GUUD AHAAN ADUUN WEYNAHA W/Q Muhamed Dhimbiil
  • XASSAN AADAN WADAAD-DIID WAXA UU AHAA AAS-AASAHII JABHADII S.N.M. W/Q: Khadar Aar
  • Faa’iidada Caafimaad ee Geedka Barbarooniga W/Q Mustafe X. Axmed X. Diiriye

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital