unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Puntland oo baadhitaan ku sameyn doonta xoolo uu Sacuudiga dib usoo celiyay

Dowladda Sacuudiga ayaa Soomaaliya dib ugu soo celisay xoolo dhawaan la dhoofiyey oo lagu qiyaasay toddoba iyo labaatan kun oo neef, waxaana lugu wadaa Markabkii xoolaha qaaday oo la soo celiyey in uu illaa maalinta Axadda ku soo xirto dekedda Bossaaso.

Sacuudiga waxaa la sheegay xoolaha inuu usoo celiyay markii laga helay xanuunka Rift Valley fever, balse waxaa diiddey cudurka inay qabaan xoolaha Soomaaliya wasiirka xanaanada xoolaha Puntland, Cabdullaahi Sheekh Axmed oo u sheegay warbaahinta in ay baadhi doonaan xanuunka loogu sheegay in ay xoolahaasi qabaan.

“Ma ka hareyno illaa la caddeeyo cudurka .. ma aaminsani Rift Valley fever inuu ka jiro Soomaaliya – balse waxaa laga yaaba arrimo kale inay jiraan oo aan doonayo inan hadda ka hadlin.” ayuu yiri Cabdullaahi Sheekh ,wasiirka xanaanada xoolaha Puntland oo BBC-da la hadlay.

Sacuudiga ayaa dhawaan xayiraaddii ka qaadday xoolaha Soomaalida, waxaana dalkaa loo dhoofiyey xoolo aad u faro badan gaar ahaan intan lagu jiro mawsimka xajka.

Latest News

  • 3 Qof Oo Ku Geriyoodey Shil Baabuur Oo Ka Dhacey Magalada Burco…….
  • Qaar Ka Mid Ah Ergooyinka Ka Qeyb Gaalaya Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Gadhey Borama
  • Maxay Somaliland Ka Tiri War Saxafeedki Dowlada Ethopia Ka Soo Saartay Kulanka Labada Dhinac
  • Ardeydi Ku Guulaystey Bandhigi Sugaaneedki Jamacada Beder Ayaa La Shaaciyey
  • Somaliland Oo Shaacisay In Gadiidka Dalka Yaala Sanadkiiba Halmar Tayadooda La Eegi Doono

Latest Articles

  • Somaliland – Dhuumasho Dhabarku Muuqdaa waa Dhib iyo Hadimo
  • Ogaysiis: UN HABITAT
  • Miyyi Ilaa Madaxtooyo: Sheeko Dhex Martay Siilaanyo iyo Sheekh Shariif
  • SHEEKH SHARIIF Xujada cusub ee Nabad iyo Nolol W/Q: Jabriil Cabdullaahi Calasow
  • Maamul Xumo baahsan oo hadhaysay Gobolka Daadmadheedh iyo Badhasaabkii ugu liitay Badhasaabadii soo maray gobolka oo uu ku iloobay Madaxweynuhu.

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital