unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Xubno Ka Tirsan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo Addis Ababa Tagay

40 xubnood oo ka tirsan golaha dhexe ee xisbiga ka arimiya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa, sida ay sheegeen xubno ka tirsan golaha.

Tagistan xubnaha ka tirsan xisbiga ayaa maalmihii ugu danbeeyayba ka biyo diidnaa in ay tagaan Addis Ababa oo looga yeedhay kaddib markii uu soo ifbaxay khilaaf adag ee oo kala dhax-galay maamulka Soomaalida iyo dowladda dhexe ee Itoobiya.

Xubnaha ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa la lagu waramayaa in aysan la socon xubno kale oo ka tirsan golaha dhexe laakiin la sheegay in ay Jigjiga ugu hadheen sii kala wadista howlaha golaha.

Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa saaka dagan waxaana la filayaa in ay noloshu si deedii tartiib tartiib ugu soo noqoto.

Wararku waxaa ay sheegayaan xubnaha ku sugan Addis Ababa iyo xukuumadda dhexe isla meel-dhigi doonaan siidii loo soo afjari lahaa Ismari-waaga taagan.

Latest News

  • Gudida Gacanta ku Haysa Garoon Ciyaareed Laga Dhisayo Burco oo Lacag Lagu Wareejiyey.
  • Madaxwayne farmaajo oo Qaahira Kula Kulmay Madaxwaynihii Horre Soomaaliya.
  • Barnaamijka Xoogsatadda |SAABTV| Dhalinyaradda Ku Xoogsatadda Gadiidka Bajaajta.
  • “Ma Jiro Xeer Cadaynaya Goboladda A-da, Gabilayna Waa……” Xildhibaan Wabeeye.
  • Madaxwayne Farmaajo oo La Kulmay Dhigiisa Dalka Masar.

Latest Articles

  • Ayaa Hortaagan In AY Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan Yahay?
  • Somaliland – Dhuumasho Dhabarku Muuqdaa waa Dhib iyo Hadimo
  • Ogaysiis: UN HABITAT
  • Miyyi Ilaa Madaxtooyo: Sheeko Dhex Martay Siilaanyo iyo Sheekh Shariif
  • SHEEKH SHARIIF Xujada cusub ee Nabad iyo Nolol W/Q: Jabriil Cabdullaahi Calasow

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital