unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Duufaan kusoo wajahan Gobalka Florida ee dalka Maraykanka

Dadka cimilada saadaaliya ayaa uga digay dadka ku nool gobolka koofureed ee Florida ee dalka mareykanka in ay u diyaargaroobaan saameyn buuxda oo ka dhalata duufaanta Michel, oo ah mid aad u khatar badan.

Roobab ka hor da’aya duufaantan, ayaa harqinaya Waqooyiga gobalka Florida aroortii hore ee saaka oo arbaca ah, iyadoo galabtana la filayo in ay duufaantu soo cagadhigato.

Xarunta la socodka duufaanada ayaa sheegtey in duufaantu wadato dabeylo ku socda 220 kilomitir saacadiiba, taasoo ka dhigtay heerka afaraad ee duufaanada lagu cabiro.

Dadka cimilada saadaaliya ayaa sheegey in laga yaabo in ay duufaantani sii xoogeysato marka ay soo gaadh biyaha diiran ee xeebaha Mexico ka hor inta aysan soo gaadhin gobalka Florida.

Latest News

  • Prof Samatar oo Ka Hadlay Safarkii ay Ciro isu Raceen Nairobi.
  • Bulshadda Muslimiinta Ah oo Loogu Baaqay In ay Gargaar u Soo Fidiyaan Nin u Jiifa Xanuun
  • Kulan Labo Geesood Ah Oo Gaalkacyo Ku Yeesheen Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug
  • Magaaladda Jigjiga oo Lagusoo Bandhigay Buugaag uu Qoray Qoraa Dhuudaan.
  • Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Ka Qayb Galay Tartan Dhinaca Qur’aanka Kariimka

Latest Articles

  • Ayaa Hortaagan In AY Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan Yahay?
  • Somaliland – Dhuumasho Dhabarku Muuqdaa waa Dhib iyo Hadimo
  • Ogaysiis: UN HABITAT
  • Miyyi Ilaa Madaxtooyo: Sheeko Dhex Martay Siilaanyo iyo Sheekh Shariif
  • SHEEKH SHARIIF Xujada cusub ee Nabad iyo Nolol W/Q: Jabriil Cabdullaahi Calasow

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital