unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Maamulka iyo Madax-dhaqameedka Burco oo Shirkadda Telesom uga Mahadnaqay Taakulayntii ay Ka Gaysteen Gurmadka Abaaraha Dalka

 

Burco – (Togdhnews) – Munaasibada mahadnaq ah oo ay soo qaban-qaabiyeen maamulka gobolka Togdheer iyo max-dhaqameedka Burco oo ka huteel City Plaze ayaa loogu mahadnaqay shirkadda Telesom lacagtii nus malyuunka dollar ahayd ee ay kaga qayb-gashay gurmadka abaaraha dalka.

Munaasibadan mahadnaqa ah oo lagu soo casuumay maamulka shirkadda Telesom Burco waxaa ka soo soo qayb-galay badhasaab ku-xigeenka Burco ahna gudoomiyaha guddida gurmadka abaaraha gobolka Maxamed Diiriye Xayd iyo Madax-dhaqameed badan oo ka tirsan madax-dhaqameedka gobolka Togdheer, waxana ka hadlay masuuliyiin dhawr ah.

Halkan ka daawo warkaasi oo dhamaystiran:

https://www.youtube.com/watch?v=Pin40iUfWqE

 

Latest News

  • Daawo:Odayaasha Iyo Waxgaradka Degmada Dila Ayaa Eedaymo Ujeediyay Maamulka Degmada
  • Daawo:Xisbiga Waddani Ayaa Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Qoranayso Shaqaale Been Abuur Ah
  • Daawo:Wasaaradda Arimaha Gudaha Oo Ka Hadashay Wiil Ku Dhintay Soo Dhawyantii Waddani
  • Daawo:Sheekh Berberaawi Ayaa Sharraxaad Ka Bixiyay Halka Uu Ka Yimaadaan Isbedelada Bulsheed
  • Daawo:Warbixin: maxaa ka jira in wasiir cali mareexaan iibiyaya Dhulkii ugu badna

Latest Articles

  • Oromada iyo Soomaalida Qaad wax ka weyn ayaa ka dhexeyaa!
  • Wal walka iyo kalsooni darada ka qabta garsoorka dalka.Cartan Maxamed Jamac
  • Baroortu Orgiga Ka Weyn: Doorashooyinka Somaliland: Axmed Maxamed Diiriye )(Toorno), ahmedmdiriye, Hargeysa
  • Maxakamad Siyaasadi Turuqday,Tallo Ha Way Diinin( Dr Daacad Alle Yaqaan)!
  • Af lagaado & Cay midna eedu kuma sama!

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital