unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Isuduweha Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Ee Gobolka Togdheer Oo lamaha Dawlada U Qabiyey Buuga Wax Qabadka Xukumada+Sawiro

Isuduweha Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Ee Gobolka Togdheer Cabdisataar Cabdilaalhi Cali Abdisataar Sabri Ayaa Saaka Laamaha Haayadaha Dawlada Iyo Meherada Ganacsiga Kuwa Layskugu Yimaado Ee Burco Ku Qaybiyey Buuga Waxqabadka ee Xukuumada Ee Sanadkii Tegey.

Iyagoona Shacabka Gobolka Togdheer Ay si Weyn U dheehaneyen Cutubyada Buuga Oo si Farshaxamaysan Loogu Xardhey Waxqabadadii Xukuumada Madaxweyne Biixii sanadkii 2019

waxaan arintan noqotaya mid soo jiitahay indhaha waa markii kowaad oo sidan oo kale wasaarada warfaafintu Ay  qaybiso buugagta wax qabadka xukumada

waxaan isku duwe sabri saaka xafiisyada u qaybiyey waxa ka mkid ahaa

xafiiska badhasaaabka goolka togdheer

xafiiska wasaarada waxc barashada

xafiiska wakaalada biyaha burco

xafiiska agaasimaha cisbitaal guud burco

xafiiska maamulka degmada burco

Taliye Qaybta Booliska Gobolka  Togdheer Asluubta

Taliye Qaybta Booliska Gobolka Asluubta

Taliyaha Hawlgalinta Qaybta 12 aad Ciidanka Qaranka

Maamulaha Madaarka Burco

Iyo qaar kamida goobaha bulshadu ku kulanto

cabdi sataar cabdilaahi cali ayaa ah isku duwe mudadii xilka hayey si weyn ugu soo dheh muuqday isku duwayaasha laamaha dawlada ee gobolka togdheer

Image may contain: 3 peopleImage may contain: 2 people, including Suleiman Mùúsé, people standingImage may contain: 3 people, people sitting and outdoorImage may contain: 1 personImage may contain: 3 people, including Siciid Saleban Nuur Dalmar, people smiling, textImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 2 people, including Siciid Saleban Nuur Dalmar, people standing and outdoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting, child and close-upImage may contain: 1 person, hat and textImage may contain: 2 people, people standing and beardImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 5 people, people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 4 people, including Maxamed Cirro, people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 2 people, people smiling, outdoorImage may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, sitting and beardImage may contain: 3 people, people standing

 

cabdirisaaq koronto 

Togdheer News

Burco /Office 

Latest News

  • “1960 Kii AUN Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal Xisbi Ayuu Hogaaminayey Adiguna Iminka Laguu Sheegayaa In Siyaasada Ka Qayb Gasho” Cabdikariin Axmed Mooge
  • Wasiirka Biyaha Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel-Biyood Cusub Ee Arabsiyo
  • Khilaafka Doorashada Itoobiya Oo Cirka Isku Shareertay
  • Sheekh Cabdiraxmaan Dheere Oo ka hadlay Dhibaatooyinka Maandooriyaha
  • Somaliland Oo Ka Hadashay Heerka Xun Ee Kufsigu Marayo

Latest Articles

  • Madaxweynaha iyo Xisbiyada Waxay Masuuliyadi Ka Saarantahay Cidda Umadda Loogu dhiibayo Golayaasha Wakiillada Iyo DeegaankaW/QXuseen Xasan Xuseen (Xuseen-Mahdi)
  • AQOONSIGA JAMHUURIYADA SOMALILAND WAXYAABIHII FUDUDEYN LAHAA EE QURUXDA QARANKA SOO SAARI LAHAA WAXA AY RAGAAD KU YIHIIN GUDAHEENA !!!
  • Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya oo la kulmay Guddoonka labada Aqal
  • Somaliland: Political Parties Agreement Slate Parliamentary and Local Council Elections for Late 2020
  • Hambalyo  Meher Wacan

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital