unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

“Waxaanu fashilinay iskuday lagu khal khal gelinayayay nabadgelyada Kismaayo.”Wasiirka warfaafinta Dowlad-goboleedka Jubbaland

kismaayo (Togdheer News )Wasiirka warfaafinta Dowlad-goboleedka Jubbaland oo galabta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in ciidanka amniga Jubbaland ay fashiliyeen isku day la doonayay in lagu khalkhalgaliyo nabadgelyada magaaladda Kismaayo

Wasiirku wuxuu ku eedeeyay Dowladda Federaalku inay ka dambaysay tallaabooyinka lagu khal khal gelinayay nabadgelyada magaalada Kismaayo.

Eng Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed Wasiirka warfaafinta Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in ciidanka amniga Jubbaland ay dhabarka ka jebiyeen qorshe ay Dowladda Federaalku ugu talo gashay in ay ku bur-buriso nabadgelyada magaalada Kismaayo, iyada oo adeegsanaysa kooxo malayshiyaad ah.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay safarkii ay maanta magaalada Kismaayo ku yimaameen Taliyaha howlgalka AFRICOM Stephen Townsen iyo safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya Donal Yamamoto.

Latest News

  • Gabadh Muslimad Ah Oo Markii Ugu Horaysay Ka Mid Noqotay Ciidamada Badda Ee Dalka Ustareeliya
  • Gudoomiyaha Golaha Guurtida Oo Sheegay In Abbey Axmed Uu Farmaajo Ku Qasbaayo Imaatinka Somaliland
  • “Madaxwaynaha Iyo Shir Gudoonka Labada Gole Waxay Isla Qateen In Farmaajo ..” Xil Ibraahin M. Buuba
  • “Haddii Xamar La Fasaxay Hala soo daayo dadka u xidhan..”Xildhibaan Axmed Afyare 
  • Wefti Ka Socda Xukuumadda Somalind Oo Soo Afjaray Khilaafkii Ka Taagnaa Degaanka Wajaale

Latest Articles

  • MAXAA SOMALILAND FURSAD UGU JIRA SAFARKA MADAXWAYNE BIIXI KU TAGEY ADDIS-ABABA? W/Q Mohamed Abdi Jama  
  • Nidaamkeena cashuuruhu waa mid caddaalad darro ah oo danyarta culays ku ah (WQ: Guleed Axmed Jaamac “Dafac”)
  • Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Gabay Loo Tiriyey
  • XISBIYO/URURO SIYAASADEED QARAN OO DHISAN AYAA XUKUUMAD WANAAGSAN SOO SAARI KARA !!! W/Q Mohamed Dhimbiil
  • Xoog iyo Caadifad Shaqayn Mayso ee waa in la Helo Sharci Lagu Ciqaabo Dadka Somaliland ee u Goosta Soomaaliya Faalo

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital