unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Dibadbaxyo lagaga soo horjeedo Eritrea oo ka soconaya qeybo ka mida Itoobiya

 Dibedbaxayaasha ayaa maalintii labaad isugu soo baxay waqooyiga Itoobiya si ay u muujiyaan in ay ka soo horejeedaan warbixintii ay dowaladda toddobaadkii hore ku dhawaaqday oo ahayd in dowladdu ay Eritrea ku wareejineyso dhulka la isku haysto ee ku yaalla xuddudda Eritrea.

Wararka ayaa sheegaya in dibadbayasha ay ku dhawaaqayeen hal ku dhigyo ka dhan ah go’aanka dowladda.

Waxa ay sheegeen haddi go’ankaasi laga dhabeeyo in uu noqon doono mid xushmad la’aan ka dhigaao kumanaankii qof ee ku dhintay dagaalkii Eritrea ee ku salaysnaa soohdinta ee dhacay 1998 ilaa 2000

.Xisbiyada siyaasadda ee waqooyiga Itoobiya ayaa sidoo kale ka soo horjeestay qorshahaas cusub,

Si kastaba ha ahaatee mudaaharaadyadan ayay u badantahay in ay wax yeeleeyso go’aankaasi.

Ra’isal wasaaraha cusub Abiy Ahmed ayaan cayimin taariikhda la meel marinayo go,aankan balse waxa uu sheegay in ciidamada soohdinta ku sugan laga soo daabulayo si loo soo celiyo xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dal, balse Eritrea weli kama aysan jawaabin go’aanka Itoobiya.

Latest News

  • Xoghayaha Mujaahidiinta Somaliland Ayaa Ka Hadlay Xaaladda Waddanka
  • Abwaan Ku Dhiiri Galiyay Abwaanadda Dalka Ka Qayb Galka Nabadaynta Dalka
  • Khasaare Ka Dhashay Roob Dabaylo Watay Oo Xalay Ka Da’ay Degmadda Sallaxley
  • Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Safarkii Raysal Wasaaraha Itoobiya Ee Muqdisho
  • Safaradii Ra’Iisal Wasaaraha Itoobiya Ku Tagay Wadamada Afrika

Latest Articles

  • MAALINTA CAALAMIGA AH EE QUDUS ( JUMCAHA UGU DANBEEYA RAMADAAN )
  • Waayahii daraad Jirey Maantuu ka daran yahay.
  • SOMALILAND MA WAXBAA U DHIMAN MISE WAXBAA KA SI’ AH. W.Q Liibaan Shaadiro Qaybtii Labaad
  • TAARIIKHDA DAWLADA SUCUUDIGA IYO QAABKII LOO AAS-AASAY WAX KA BARO. Qormadii 22` aad .
  • Xasuustayda Weedho Kooban Oo AHN.Maxamed Nuur Giriig Ka Yidhi Sahra Axmed Jaamac: Q.2aad…

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital