unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Waddamo Carbeed Oo Kaalmo Lacageed U Fidiyay Boqortooyada Urdun

Magaalada Barakeysan Ee Makkah Ayaa Lagusooo Gabgabeeyay Shir Lagu Taageerayay Dhaqaale Xumida Lasoo Gudbonaatay Boqortooyada Urdun Iyadda Oo Ka Qeyb Galayaashi Shirkaasi Ugu Deeqeen Dalka Urdun Lacag Gaadhaysa 2.5 Bilyan Oo Dollar Oo Lagu Kabayo Dhaqaalaha Dalkaasi.

 

Lacagtaasi Kaalmada Ah Ee Loo Fidiyay Boqortooyada Urdun Ayaa Ah Mid Ay Wax Kaga Qabanayso Kaabayasha Miisaaniyadeeda Iyo Dhibaatada Kale Dhaqaale Ee Lasoo Gudboonaaday Dalkaasi Carbeed, Waxaana Gaba Gabadii Shirkaasi Afar Geesoodka Ah Ka Qeyb Galay Boqorka Sacuudiga,Boqorka Urdun,Amiirka Kuweyt Iyo Ku Xigeenka Madaxweynaha Imaaraadka Carabra Sheikh Mohamed Bin Zaid.

 

Gabagabadii Bayaan Shirkaasi Lagasoo Saaray Waxaa Lagu Xusay Xidhiidhka Walaaltinimo Ee Ka Dhaxeeya Dalalkooda Iyo Sida Ay Diyaarka Ugu Yihiin Taageerida Wadamada Kale Ee Carbeed Iyo Guud Ahaanba Kuwa Islaamka Siiba Marka Ay La Soo Gudboonaato Duruuf, Dhaqaale,

Latest News

  • Machadka Siyaadadda Oo Warbixin Kasoo Saaray Siyaadadda Somalia
  • Shirkadda Ethiopia Ailines Oo Bilaabeysa Dulimaadka Muqdisho & Addis Ababa
  • Madaxweyne Farmaajo oo u duulay dalka Turkiga
  • Shacabka Burco Oo Cabasho Ka Muujiyey Maamulka Gobalka
  • Wax yaabaha Ay Ka Wada Hadleen Madaxda Somalia iyo Jabuuti

Latest Articles

  • DUGSIYADA GAARKA LOO LEEYAHAY IYO GANACSIGA WAXBARASHADA W/Q: Cabdifataax Rashiid Maxamed (Arsenal).
  • Wasiir Khaliil iyo Wasiir Sacad oo ku fashilmay
  • Hambalyo Ku Socota Arooska Guuled Yusuf X. Aadan iyo Fadumo Ibrahim Xuseen
  • Sanadkan dad nooceeya ayaynu dooranaa golaha deegaanka iyo Baarlamaankaba?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Maxey ka Bilaabantey Colaadda Foosha xun ee u Dhexeysa Beelaha Walaalaha ah Deegaanka Ceel-Afweyn Maxaase Udaawo

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital