unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo war kasoo saaray go’aanadii kasoo baxay shirka Dhuusamareeb

Muqdisho (Togdheer News) – Guddoomiyaha GolahAqalka Sare ee baarlamanaka federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa soo dhoweeyey qodobadii ka soo baxay shirkii wadatashiga madaxdda dowlad goboleedyada dalka ee xalay lagu soo gaba-gabeeyey gudaha magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Cabdi Xaashi ayaa waxaa lagu sheegay in go’aamada ka soo baxay shirkaasi ay yihiin kuwa taarriikhi ah oo loo baahnaa.

Sidoo kale qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in go’aamadaasi uu Golaha Aqalka Sare u arko kuwa guul ah oo heshiis dhab ah looga gaaro karo khilaafaadka ka jira dalka.

Ugu dambeyn qoraalkan ayaa waxaa loogu mahadceliyey Galmudug iyo shacabkeeda oo iyadu marti-gelisay shirkaasi.

Valueimpression Placeholder

Horey guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa u waday dadaallo meel la’isugu keenayo madaxda goboleedyada iyo kuwa dowladda federaalka, si xal looga gaaro arrimaha doorashooyinka ee lagu mursan yahay, kuwaas oo bilaabanaya dhamaadka 2020-ka.

Latest News

  • Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Oo Madal Hadalo Kuluul Is Weydaarsaday
  • Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Xilkii U Kala Wareejiyey Isku Duwihii Hore Ee Wasaarada Biyaha Gobolka Gabiley Iyo Isku Duwaha Cusub
  • Xisbiga Ucid Oo Sheegay In Dhalinyar Ku Xidhan Yihiin Berbera
  • Qaar Ka Mida Ardeyda Ka Baxday Dugsiga Gacan-Libaax Oo Dayactir Ku Samaysay Dugsigaasi
  • Hudheel Cusub Oo La Magac Baxay Isoo Mar Ayaa Laga Furay Gebilay

Latest Articles

  • Madaxweynaha iyo Xisbiyada Waxay Masuuliyadi Ka Saarantahay Cidda Umadda Loogu dhiibayo Golayaasha Wakiillada Iyo DeegaankaW/QXuseen Xasan Xuseen (Xuseen-Mahdi)
  • AQOONSIGA JAMHUURIYADA SOMALILAND WAXYAABIHII FUDUDEYN LAHAA EE QURUXDA QARANKA SOO SAARI LAHAA WAXA AY RAGAAD KU YIHIIN GUDAHEENA !!!
  • Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliya oo la kulmay Guddoonka labada Aqal
  • Somaliland: Political Parties Agreement Slate Parliamentary and Local Council Elections for Late 2020
  • Hambalyo  Meher Wacan

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital