unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Lugtii ugu horeysay Koobka Kubadda Cagta Aduunka oo maanta la cayaarayo

Waxaa maanta dalka Ruusha si rasmi ah uga furmaya tartanka Kubadda Cagta Aduunka iyadoo lugta ugu horeysay ee tartanka ay isku arki doonaan kooxaha kubadda Cagta dalalka Ruushka iyo Sacauudiga.

Waxaa lagu wadaa in furitaanka tartanka uu ka qeybgalo madaxweyne Vladimir Putin, waxaana ay munaasabadu ka dhaci doontaa garoonka Luzhniki Stadium oo ku yaalla magaalada Moscow.

Ruushka ayaa waxaa ay qabashada koobka adduunka ku bixineysaa 13 bilyan oo dollar, ayada oo kulmada ay ka dhacayaan 11 magaalo oo marti-gelinaya.

Kulamada is-aragga hore ayaa soconaya illaa 28-ka June, halka kuwa is reereebka ay ay billaabanayaan 30-ka June. Cayaarta kama dambeysta ah ayaa dhaceysa 15-ka July.

Brazil, France, Spain, Argentina iyo dalka koobka difaacanaya ee Germany ayaa ka mid ah dalalka aadka loogu saadaalinayo in ay koobka hantaan.

Latest News

  • Sharcigu Muxuu Ka Qabaa In Madaxweynuhu Kala Diro Golayaash Deegaanka Dalka?
  • Wasiirka Ku Xigeenka Maaliyadda oo Kormeeray Kastamada Wajaale iyo Kala Baydh.
  • Xildhibaan Siciid Cartan oo Sheegay inaan Laba Xisbi Doorasho Gali Karin.
  • Madaxwayne Farmaajo oo ka Qayb Galay Xidhitaanka Kalfadhigii 4-aad ee Golaha Shacabka.
  • Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Togdheer Oo Madaxweyne Biixi Baaq U Diray

Latest Articles

  • Maamul Xumo baahsan oo hadhaysay Gobolka Daadmadheedh iyo Badhasaabkii ugu liitay Badhasaabadii soo maray gobolka oo uu ku iloobay Madaxweynuhu.
  • XAQ DARO XALKEEDU ADKAAN DOONO (XADHIGA AXMED CADIB)
  • WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO (WQL) Muhamed Dhimbiil
  • SU’AAL DADWEYNOOW?
  • WARQAD FURAN !

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital