unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Wiilka Uu Dhalay Madaxwayne Trump Oo Weeraray Wasiirka Hore Ee Arrimaha Debbada Maraykanka John Kerry

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha Dalka Maraykanka ee la yidhaahdo Donald Johnnyo ayaa waxa uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka qoraal uu ku dhalleecaynayo Wasiirkii hore ee arrimaha Debbada ee Dalkaasi Maraykanka Mr John Kerry kadib markii uu Kerry kula kulmay Wasiirka arrimaha Debbada ee Dalka Iran Magaalada Oslo ee Dalka Norway,

wiilka uu dhalay Trump oo weeraray Wasiirkii arrimaha debada ee horeqoraalka wiilkan ayaa u dhignaa sidan “Waxay ila tahay inuu wali u dagaalamayo Iran darteed miyaanay ku filnayn Sanaaduuqdii lacagta ahaa ee markii hore”.Sanaaduuqda lacagta ah ee uu carrabka uu ku dhuftay wiilka uu dhalay Madaxwayne Trump ayaa waxay tahay lacag 400 Milyan oo Dollar oo ka mid ahayd lacag dhan Milyaar iyo 700 oo Milyan oo Dollar oo ahayd lacag Dalka Iran kaga Xayirnayd Dalka Maraykanka, lacagtaasi oo la xayiray xilligi uu Dalka Iran ka talinayay Madaxweyne Shah, lacagtaasi oo ay Dawladda Iran Hub kaga iibsanaysay Dalka Maraykanka.

Latest News

  • Daawo: Diyaaradaha Dagaalka Maraykanka Ayaa Duqayn ku Laayay Todoba Qoys Oo Ka Soo Wada Jeeda Hal Qoys
  • Daawo:Bandhiga Suugaanta Abwaan Xasan Ganey oo lagu Qabtay Magaalada Hargeysa
  • Daawo:Xafladda Furitaanka Sannad Dugsiyeedka Dugsiga Cabdalla NUuri ee Magalada Burco
  • Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Dalka Imaaraadka Carabka
  • Daawo:Taageerayaashii Siyaasi C rashiid Xasan Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Uu Kaga Baxay Xisbiga Waddani

Latest Articles

  • Gabay cusub oo la magac-baxay Hoga-tusaale
  • Waa maxay sababta horjoogayaasha Al-shabaab dawladu Rooga-Cas ugu dhigtaa,dhalinyartana Tiirka Toogashada lootagaa?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Shirkadaha Dahabshiil Group waxay tacsi tiiraanya badan u dirayaan Xasan Cabdi Cawed
  • Waxaan Godobteedu Hadhin, Gar Aad Leeduu Og-yahay, Nin Kaaga Masuugay Gole ( daacad Alle Yaqaan)!!
  • Fadeexado Dul Hoganaya Maamulka Gobolka Daadmadheed

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital