unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Xiisadii Diblumasiyadeed Ee Somalia Iyo Imaraatka Oo Imika Yididiilo Yeelatay

Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia Axmed Ciise Cawad Oo Ku Sugan Sacuudiga Ayaa Warbaahinta U Sheegay In Wada Hadalo Toos Ah Ay U Bilaabmeen Dawladaha Somalia Iyo Imaaaraadka Carabta.

 

Mar Uu Ka Jawaabay Su’aal Warbaahintu Waydiisay Oo Aheyd Madaama Uu Xumaaday Xidhiidhka Somalia Iyo Imaaaraadka In Ay Jiraan Dowladdo Isku Dayaya In Ay Dhaxdhaxaadin Ka Galaan, Ayuu Sheegay In Ay Bilaabmeen Wadahadalo U Dhaxeeya Labada Dowladood Laakiin Aysan Jirin Cid Dhaxdhaxaadineysa.

 

Wada Hadallada Ayuu Sheegay In Hadda Meel Wanaagsan Marayaan Inkastoo Sida Uu Hadalka U Dhigay Aysan Jirin Kulamo Loo Balamay Oo Waqti Leysla Qorsheeyay Dhacaya.

Latest News

  • Dastuurkii Ay Ansixiyeen Odayaasha Soomaaliyeed Waa La Xaday “Cabdiwali Muudeey”
  • Boqor Buurmadow Oo Xabsiga Lagasii Daayay iyada Oo aanay Wali Xukuumadu Ka Hadal
  • Xildhibaano Ganafka Ku Dhuftay Mooshin Laga Keenay Maayarka iyo Maayar Kuxigeenka Odwayne
  • Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Xukuumadiisa
  • Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadihii Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiirka Qatar

Latest Articles

  • Maxaa inoogu Soo Bixi kara Haddaynu ka Gudubno Dhawaaqa aynoo Fidinayaan Kuwa Ku Xasila Qummanaanta Maskax Miiradka?
  • Shirkadda Hema Waxaan Leenahay Falaadhi Gilgilasho Kaagama Go’do.
  • Hambalyo Ay Dirayaan Qoyska Reer Xaaji Aadan Qabiile..
  • Isbarbardhig Baashe Cali Jaamac Iyo Saleebaan Cali Koore
  • Guddiga Doorashoyinka Qaranka Oo Tacsi U Diraya…

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital