unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Baaq Taageerada Ciidamada Qaran Somaliland ee Ku Sugan Jiida Hore

Shir balaadhan oo ay isku yimaadeen jaaliyada reer somalind ee dalka maraykanka oo maanta ka dhacay magaalada Minneapolis Minnesota ee cariga dalka Maraykanka   shirkaas oo ujeediisu ahay taageerada ciidamada qaran Somaliland ee ku sugan jiida hore ee gobalka Sool gaara deegaanka Tukaraq , kulankaas oo ay joogeen qaybaha kala gedisan ee bulshada sida ganacsatada , aqoonyahan haweenka iyo dhalinyarada kuwaas oo dhaamantooda muujiyey taaageerada ay  la garab taagan yihiin ciidamada qaranka ee ku sugan jiida hore ee gobalka Sool gaara ahaa deegaanada xuduudka ay Jamhuuriyada Somaliland la wadaagto dalka Somaliya .SSSS1

Sidoo kale waxay uga digeen xukumada itaal yare ee Somaliya iyo maamul gobaleedka Puntlaand inay joojiya fara galinta iyo ku xad gudubka xaduudaha qaran Somaliland hadii kale oo ay joojin wayaan fara galinta ay dhirbaaxo  kulul kala kulmi doon geesiyaasha difaacayaasha qaranka Somaliland kuwaas oo hadh iyo habeen u taagan difaaca dalka Somaliland ,marlabada jaaliyada Somaliland ee dalka Maraykanku tilmaameen in laga garab tagaan yihiin  deeq iyo diriir geesiyaasha ciidamada qaranka Somaliland eek u sugan jiida hore .SSSSS2

Dhinica kale qurbo jooga Somaliland ee ku dhaqan  dalka Maraykanku waxay  baaq nabadeed u dirayaa beelaha walal ah ee dhawaan  shaqaaqdu ku dhex maray deegaanada gobal Sanaag  gaara ahaa deegaanka Ceel afweyn  waxay  jaaliyadu  u baaqeen in si degdega loo joojiyo  shaqaaqda lana qaato nabada .

Link baaq nabadeed

 

Chairman Somaliland youth Association in North America  (SLYA)

Mohamed  Jama Garas

Minneapolis Minnesota

Email: S.landyouth50@gmail.com

Latest News

  • Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay khilaafka kala dhexeeya dowladda dhexe
  • Hay’adda ARC Kuwayd Ayaa Dharkii Ciida Gudoonsiisay Carruur Danyar Ah
  • Golaha Wakiilada Oo Raali Galin Siiyey Shirkadda Dahabshiil
  • Magaalada Muqdisho oo sanadkii Afaraad laga daah furay Bandhigga Buugaagta
  • Golaha Guurtidda Somaliland oo ka hor timid xeer golaha Wakiiladdu ansixiyeen

Latest Articles

  • DUGSIYADA GAARKA LOO LEEYAHAY IYO GANACSIGA WAXBARASHADA W/Q: Cabdifataax Rashiid Maxamed (Arsenal).
  • Wasiir Khaliil iyo Wasiir Sacad oo ku fashilmay
  • Hambalyo Ku Socota Arooska Guuled Yusuf X. Aadan iyo Fadumo Ibrahim Xuseen
  • Sanadkan dad nooceeya ayaynu dooranaa golaha deegaanka iyo Baarlamaankaba?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Maxey ka Bilaabantey Colaadda Foosha xun ee u Dhexeysa Beelaha Walaalaha ah Deegaanka Ceel-Afweyn Maxaase Udaawo

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital