unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Dawladda Ingiriiska Oo Ka Dhawaajisay Inay Hubinayso In Somaliland Si Caddaalad Ah U Hesho Saamigeeda Deeqaha Ingiriisku Siiyo Soomaalida

Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay inay hubinayso in Somaliland ay saamigeeda cadaaladd ku hesho deeq mucaawimo ah Ingiriisku ugu tallo galay arrimaha bini’aadatinimo iyo abaaraha ee guud ahaan Somalida.

Wasiiru dawlaha dawlada Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Barwaaqo Sooranka iyo horumarinta Caalamiga ah Mr Roryy Stewart oo Baarlamaanka Ingiriiska uu xildhibaan Stephen Doughty dhawaan ku waydiiyey saamiga deeq ah ee uu Ingiriisku Somaliland kaga caawiyey abaaraha 12-kii bilood ee lasoo dhaafay ,ayaa waxa uu wasiirku sheegay in dawlada Ingiriisku hay’adad DFID ay u marisay Somaliland iyo Somaliya deeq dhan 38,7 oo lacagta Ingiriiska ah ,gaar ahaana intii u dhaxaysay July ilaa December ee 2016 iyo waliba 107 Milyan lacagta Uk ah oo la qoondeeyey Jeenawari 2017 si wax loogaga qabto abaaraha guud ahaan haysta Somaliland iyo Somaliya,wuxuuse sheegay in Ingiriisku hubinayo in deeqdaasi ay Somaliland qaybteeda hesho.

“Ma diiwaangalino caawimada Somaliya aanu siino,sida uu dalka gudahiisa usii kala qaybsado,laakiin Kaalmadayada bini’aadamnimo waxa aanu ku salaynaa uun baahida hadba jirta annaga oo hubinayna in Somaliland ay saamigeeda si cadaaladd ah u hesho”.

Geeska

Latest News

  • Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Ka Hadlay Khilaafka Isgaadhsiinta ee u Dhaxeeya Somaliland Iyo Somaliya
  • Shir Lagaga Hadlayay Amaanka Dalalka Geeska Afrika ayaa Lagu Qabtay Dalka Jabuuti.
  • Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Kulan La Qaatay Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya
  • Madaxweyne Farmaajo Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusa Mareeb.
  • Taayirka La Tuuro Ee Gaadiidka Oo Laga Samaynayo Qalabka Guryaha.

Latest Articles

  • Maxaa inoo diidaya inaynu ciyaarno doorkeena siyaasadeed ee Gobolka inagoo bilaa aqoonsi ah! W/Q Mohamed Abdirahman
  • Tacsi Tiiraanyo Oo Leh Oo Ku Socda Marxuun Aadan Siciid (Aadan Dooc) Oo Ku Geeriyadoy Burco.
  • African Borders Are Based On Land, Not On Clans..Ibrahim Hassan Gagale
  • Farmaajo Dab buu ku ciyaarayaa. (Farmajo is playing with fire)…By: Ali Xaruuri
  • TACSI KU SOCOTA MARXUUMAD RUUN DAAHIR QODAX OO KU GEERIYOOTAY DALKA INGIRIISKA

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital