unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Magaalada Dooxa ee Dalka Qatar

TOGDHEERNEWS :-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar.

Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa mas’uuliyiinta dowladda Qatar la yeelanaya kulamo looga hadlayo xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kasoo laabtay safar shaqo oo uu kusoo maray Faransiiska iyo Belgium, halkaas oo ka qayb galka madasha nabadda Paris kadib uu kulamo kala duwan kula soo qaatay qaar kamid ah madaxda Midawga Yurub iyo mas’uuliyiin kale oo ka socday dowladaha Caalamka

Latest News

  • Wasiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Wasaaradda Maaliyadda Somaaliland Ayaa Xilkii Wasaaradaasi Wareejiyay,
  • Wararki Ugu Dambeeyay Iyo Xaalada Gurigi Ay ku Geriyodeen Qoyski 4 Qof Ahaa
  • Xildhibaano Dacwad Ka Gudbinaya Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Jawaabta Xisbigaas
  • Masuul katirsan Xisbiga Ucid Ayaa Looga Yeedhay Xarunta cid-da Xisbiga Ucid Ayaa ka Hadlay.
  • Maxamuud Xaashi Kuma Jiro Hogaanka Kulmiye Golaha Dhexe Dhawaanbu Soo Galay

Latest Articles

  • Sharci-jebin: Komishanka Cusub ee Doorashooyinka Lama Marin Dhaartii Saxda ahayd ee Xeerku Waajibiyey
  • Somaliland: Sharciga ayaa Qeexay Qaabka loo Xulayo Xubnaha Komishanka ee ha la Joojiyo Qardo-jeexa iyo Qaylada Badan
  • Xigmadihii Dhaxalka Qaran Noqday ee M/weynihii Hore Somaliland Mudane Rayaale
  • Wariye Kayse Axmed Digaale Oo Bariga London Loogu Sameeyay Casho-Sharaf
  • Wada-shaqaynta qarsoon ee Hargeysa iyo Xamar

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital