unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Gudoomiyaha Cusub Ee Barlamaanka Galmudug Oo La Doortay

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa doortay Guddoomiye cusub oo uu yeelanayo Baarlamaanka Labaad ee Maamulkaas.

Kursigaas oo ay ku tartameyn labada Musharax ee kala Dr. Maxamed Nur Gacal iyo  Cabdinasir Aaden Cismaan ayaa waxaa ku guuleystay Dr. Maxamed Nur Gacal oo ah Musharixii ay wadatay Dowladda Soomaaliya.

Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee Baarlamaanka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inay ku dhamaatay natiijada doorashada sida soo socoto:

  1. Dr. Maxamed Nur Gacal  54 cod
  2. Cabdinasir Aaden Cismaan 34 cod

Guddoomiyaha ayaa sheegay inuu halaabay hal cod.

Natiijada kasoo baxday doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Galmudug ayaa muujineyso inuu weli furan yahay tartanka loogu jiro xilka madaxweynimo ee maamulkaas maadaama farqiga labada musharax u dhaxeeyo uu yahay 19 Xildhibaan.

 

 

Latest News

  • Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Deynta Laga Cafinayo Soomaaliya Iyo Tallo Oo U Jeediyey Somaliland
  • Puntland oo sheegtay in qof looga shakisan yahay Covid 19 la karantiilay
  • Madaxweyne Amar Ku Bixiyay In la Toogto Qofkii Diida Inuu Gurigiisa Joogo
  • Xukuumadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Fly Dubai Iyo Al Arabiya
  • “Labada Xubnood Ee Wakiiladu Diiday In Magac Haybeed Lagu bartilmaameedsaday baan u arkaa”

Latest Articles

  • Xasuuqii Iyo Mar Kale Maya: W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Maxaa Hargeysa ku soo dabaali kara xayndaabka jamhuuriyah Soomaaliyah?
  • Abiy Iyo Uhuru Waxay U Qaateen In Fikraddii Soomaaliweyn La Dhimatay Burburkii Soomaaliya W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Cudurka Halista ah ee Corono-Virus oo Saamayn Xooggan ku Yeeshay Hab-nololeedkii Caadiga ahaa ee Bulshooyinka Caalamka
  • Isbedel Geeska Afrika Ka Dhacaa Waa Lama Huraan. Maxaa Uga Meel Yaal Somaliland? W/Q Mustafe Adam

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital