unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Maraykanka oo Duqayn Ku Dilay Xubno Ka Tirsan Alshabaab

Ugu yaraan Labo xubnood oo ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqayn xagga Cirka ah oo ka dhacday nawaaxiga magaalada Kunyo Barrow ee Gobolka Shabeellda Hoose.

Bayaan kasoo baxay howl-galka Africom ayaa lagu sheegay in duqaynta Diyaaradahooda oo kaabaya Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliyeed ka geysteen Khamiistii Todobaadkan Nawaaxiga Kuunyo Barowe halkaas oo ay ku dileen Labo sarkaal oo ka tirsanaa Al-Shabaab.

Qoraalka africom waxaa lagu sheegay inay qiimaynayaan xaalada goobta ay duqaynta ka dhacday Hase yeeshee ayan jirin dhimasho iyo dhaawac kasoo gaaray Dadka rayidka ah duqayntaas.

View image on Twitter

Diyaaradaha maraynkanka ee duuliyaha lahayn ayaa weerar dhinac cirka ah waxay ku ugaadhsadaan xubnaha sarsare ee kooxaha Alshabaab iyo Daacish ee degaanada koonfurta Somaliya iyo Buuraha Galgala ee Puntland.

Latest News

  • Kaalmee kuwan iyo Kamarada qarsoon
  • 12 Km Ee Ugu Horeeyay Wadada Berbera Cori Door Ayaa Xadhiga Laga Jaray
  • Ururka Tvyada Madax Banaan Ee SIBA Oo Dhaliilay Gudiga Covid 19 Fariina U Diray Madaxweyne Muuse
  • “Dilkii Taliyaha iyo gudomiyaha Maxkamada Cidi ka dambaysay Waxa lagu wada Badhis”G.Gobolka Sool.
  • Daawo Khudbadii Taliyaha Police-ka Somaliland U Jeediyey Dufcadii Labaad Ee Qasho Qaran

Latest Articles

  • Hambalyo¬† Meher Wacan
  • Coronavirus dabadii ninkii roon baa reerka u hadhi W/Q Sharmaar Waceys
  • Burco waxay u baahan tahay xoog dhalinyaro oo Ufadii Hargeysa oo kale ah !!!!W/Q xuseen laki
  • Mufti Magacaaban iyo Marjac Culimo Oo lagu Midaysan Yahay Midna Ma Hayno W/Q Sharmaarke Aw-muuse
  • Xasuuqii Iyo Mar Kale Maya: W/Q Cabdiraxmaan Cadami

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital