unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Baasha Caalamka Oo War Ka Soo Saaray Khilaafka Baarlamaanka Iyo Xukuumadda

War Ka Soo Baxay Qaramada Midoobey, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Jaamacadda Carabta, Talyaaniga, Mareykanka, Ingiriiska, Sweden Iyo Itoobiya Waxay Walaac Xooggan Kaga Muujiyeen Xiisada Siyaasadeed Ee Ka Soo Cusboonaatay Soomaaliya.

Xubnahan Beesha Caalamka Ayaa Waxaa Ay Ugu Baaqeen Madaxda Dowladda Inay Dhowraan Shuruucda Dalka, Isla Markaana Ka Shaqeeyaan Xasilooni Siyaasadeed, Iyagoo OO Faray In Wax Walba Ay Ku Xaliyaan Dastuurka Dalka U Yaala.

Sidoo Kale Waxaa Ay Ugu Baaqeen Hey’Addaha Fulinta Iyo Sharci Dejinta In Aysan U Horseedin Is Qab Qabsigooda Fowdo Iyo Kala Dambeyn La’Aan Uu Dalka Galo.

Walaaca Beesha Caalamka Ayaa Yimid, Kaddib Markii Magaalada Muqdisho Ay Gashay Xaalado Siyaasadeed Oo Ka Dhashay Khilaafka Soo Kala Dhex Galay Baarlamaanka Iyo Xukuumadda, Taasoo Ka Dhalatay Mooshinkii Laga Keenay Guddoomiye Jawaari.

 

Latest News

  • Madaxwayne Farmaajo Oo Isugu Yeedhay Gudida Amniga Qaranka
  • Diwaan Galinta Xubinimada Xisbiga Waddani Oo Boorama Laga Daah Furay
  • Waxyaabihii Ay Ka Wadda Hadleen Madaxwayne Biixi iyo Safiirka UK
  • Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed oo booqasho ku tagaya magaalada Minneapolis
  • Michael Keating ” Labo sanno ka hor garoonka diyaaradaha uma dhaafin Gaalkacyo

Latest Articles

  • Wasiir Khaliil iyo Wasiir Sacad oo ku fashilmay
  • Hambalyo Ku Socota Arooska Guuled Yusuf X. Aadan iyo Fadumo Ibrahim Xuseen
  • Sanadkan dad nooceeya ayaynu dooranaa golaha deegaanka iyo Baarlamaankaba?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Maxey ka Bilaabantey Colaadda Foosha xun ee u Dhexeysa Beelaha Walaalaha ah Deegaanka Ceel-Afweyn Maxaase Udaawo
  • MAALINTA CAALAMIGA AH EE QUDUS ( JUMCAHA UGU DANBEEYA RAMADAAN )

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital