unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Wasaaradda Amniga Somalia Oo Ka Hadashay Ciidan La Wareegay Xarunta Baarlamaanka

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Somalia Iyo Taliska Booliska Oo Ka Hadlay Ciidamo La Wareegay Xarunta Golaha Shacabka Ayaa Sheegay In Ciidamo Booliis Ah Ay Xoojiyeen Oo Kaliya Ciidamadii Hore U Sii Jooogay Baarlamaanka Somalia,

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Somalia Ayaa Sheegay In Ciidamada La Geeyay Xarunta Golaha Shacabka Ay Yihiin Kuwo Sugaya Amniga, Isla Markaana Uu Ahaa Amar Ka Yimid Wasaaradda Amniga,

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Oo Shir Jaraa’Id Ku Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Ku Eedeeyay Ra’Iisul Wasaaraha In Ciidamo Uu Diray Ay La Wareegeen Xarunta, Isla Markaana Wixii Ka Dhaca Uu Mas’Uul Ka Yahay.

Latest News

  • Shirkad Holandiis Ah Oo Ku Hawlan Soo Saaridda Hilibka
  • Madaxwaynaha Somaliland Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafti Ka Socday Dalka Uganda
  • Dowladda Somalia oo Awaamiir ka soo saartay Wadooyinka xidhan
  • Wariye Caan Ka Ahaa Saxaafada Soomaalida Oo London Ku Geeriyooday
  • Full:-Doodi Kululay Ee Golaha Wakiiladda JSL

Latest Articles

  • Wasiir Khaliil iyo Wasiir Sacad oo ku fashilmay
  • Hambalyo Ku Socota Arooska Guuled Yusuf X. Aadan iyo Fadumo Ibrahim Xuseen
  • Sanadkan dad nooceeya ayaynu dooranaa golaha deegaanka iyo Baarlamaankaba?W/Q: Khadar Ibrahim Aar.
  • Maxey ka Bilaabantey Colaadda Foosha xun ee u Dhexeysa Beelaha Walaalaha ah Deegaanka Ceel-Afweyn Maxaase Udaawo
  • MAALINTA CAALAMIGA AH EE QUDUS ( JUMCAHA UGU DANBEEYA RAMADAAN )

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital