unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Xadhiga Ka Jaray Xafiisyo Cusub oo Xisbigaasi Ka Furtay Degmada Axmed Dhagax+SAWIRO

Hargeysa(Togdhnews):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa xadhiga ka jaray xafiisyo cusub oo xisbigaasi uu ku yeelan doono degmada Axmed Dhagax iyo weli ba sida oo kale xaafadda Haaf London ee Hargeysa.

Xadhiga ka jaristan oo guddoomiye Cirro ay ku wehelinaayeen guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbigaasi Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, siyaasi Cabdi Haybe, siyaasi Xuseen Axmed Caydiid, xildhibbaan Mataan Hoori, xoghayaha guud ee xisbigaasi Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, Xoghayaha Maaliyadda WADDANI Siyaasi Cabdirisaaq Khaliif iyo weli ba sida oo kale taageerayaal iyo saraakiil ka tirsan xisbiga WADDANI oo aad u tira badan, waxaana madashii xadhig ka jarista oo aad u bilneyd ay taageerayaashaasi caleemo qoyan ku qaabileen guddoomiye Cirro iyo saraakiisha la socotay ba.

DAAWO, Muuqaalka Warkan,

https://www.youtube.com/watch?v=CVmdTkcsRn8

DAAWO, Sawirada Warkan,

Image may contain: 3 peopleImage may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, sitting, sunglasses and beardImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 person, outdoorImage may contain: one or more people and outdoorImage may contain: 3 peopleImage may contain: 4 people, people sitting and sunglassesImage may contain: 8 people, people sittingImage may contain: 5 people, indoorImage may contain: 2 peopleImage may contain: 3 peopleImage may contain: 5 peopleImage may contain: 2 peopleImage may contain: 3 peopleImage may contain: 1 personImage may contain: 2 peopleImage may contain: 1 person, sunglassesImage may contain: 2 peopleImage may contain: 2 peopleImage may contain: 5 peopleImage may contain: 6 peopleImage may contain: 5 peopleImage may contain: 3 people, sunglasses and textImage may contain: 4 people, sunglassesImage may contain: 4 people, people standing, sunglasses and beardImage may contain: 5 people, sunglassesImage may contain: 4 people, sunglasses and drinkImage may contain: 5 people, people standing and sunglassesImage may contain: 3 people, sunglassesImage may contain: 4 people, sunglassesImage may contain: 4 peopleImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 1 person, sunglassesImage may contain: 3 peopleImage may contain: 2 people

Latest News

  • Daahir Riyaale Oo Khudbad Tariikhiya Ka Jeediyay Munaasibadda 18-May
  • Khudabadii Madaxwayne Biixi ee sanad guurada 18may
  • Prof Cali Khaliif Oo Ka Hadlay Munaasiadda 18- May
  • Gudoomiyaha Golaha Guurtida JSL Oo Ka Hadlay Colaadda Ceel Afwayn
  • Ambassadorka Ethiopia u qaabilsan Somaliland oo ka hadlay 18 May

Latest Articles

  • SOMALILAND MA WAXBAA U DHIMAN MISE WAXBAA KA SI’ AH. W.Q Liibaan Shaadiro Qaybtii Labaad
  • TAARIIKHDA DAWLADA SUCUUDIGA IYO QAABKII LOO AAS-AASAY WAX KA BARO. Qormadii 22` aad .
  • Xasuustayda Weedho Kooban Oo AHN.Maxamed Nuur Giriig Ka Yidhi Sahra Axmed Jaamac: Q.2aad…
  • Muxuu yahay qorsha-hawleedka hayada Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyada Somaliland??
  • Taariikh Nololeedkiisii: Godka Lagu JanneeHoygiisi Buu Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) Tagee Duco Ku Sii Hooya.

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital