unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Deg Deg:Ilma yar Oo Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa Ugu Geeryooday oxygen  La’aan 

khadra halgan oo kamida dhalinyarda fifoircoon ee ururdada bulshada magaalada hargeysa dagan ayaa barteeda face book ku soo qortay dhacday xanuun badn oo ku qabsatay cisbitaalka guud ee hargesay waxay khadra sheegaty iney ilma yar oo eedo u tahay cisbitaalka ugu dhex dhintay oxygen la’aan

waxay hadal keeda ku bilowday sidan :

“Isbitaalka guud ee Hargaysa hadii aanay oxygen oolin miyaa la iska xidho maxaa dadka loogu lu’goynayaa. Maanta duhurkii ayaannu ilmo yar oo laba sano jirta oo walaalkay dhalay aannu gaynay ma aaminaysaa ilmahaa yar oxygen baannu uga waynay cusbitaalka wayn oo waxa ay yidhaahdeen 4xabo ayaa yaala oo la idinma siinayee magaalada ka doonta. Markii dambe haantii oo madhan ayay $100 oo damaanad ah naga dhigeen Intii aannu ku maqnayn oxygentii kale ee aannu bannaan ka doonay ayay inantii yarayd naftu kasii baxday😭

Inkastoo aan la oollin karin naf baxaysa hadana cusbitaalka guud ee caasimadda dayac baa yaala.”khadra halkan

Image may contain: text that says "Khadra Halgan mins Isbitaalka guud Hargaysa hadii aanay oxygen la iska lu'goynayaa. Maanta duhurkii ayaannu yar sano jirta walaalkay dhalay aannu gaynay aaminaysaa ilmahaa oxygen baannu uga waynay cusbitaalka wayn waxa ay yidhaahdeen 4xabo ayaa yaala la idinma siinayee magaalada ka doonta. Markii dambe haantii madhan ayay $100 damaanad ah dhigeen Intii aannu ku maqnayn oxygentii kale ee bannaan doonay ayay yarayd naftu kasii baxday Inkastoo aan la oollin karin naf baxaysa hadana cusbitaalka guud ee caasimadda dayac baa yaala."

 

Latest News

  • Ex Wasiir Obsiiye Oo Jawaab Adag ka Bixiyay Hadal kasoo Yeedhay Siyaasiyii Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Hasan Sheekh.
  • “Madaxweynuhu Sharci Ayuu U Leeyahay In Uu Furo Ururradii Siyaasada”Garyaqaanka Guud Ee Somaliland
  • Machadka Barashada luuqadaha iyo Caafimaad Ee Samo Garad Oo Ardayda Hawlo Shaqo Loo Geeyey Kaam Aw Shukjri Ee Duleedka Burco +Sawiro
  • Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Maalintii 2aad Ka Doodaya Xaaladda Amni Iyo Arimaha Bulshada
  • Film Loogu Magac Daray Shil Jaceyl Oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigay

Latest Articles

  • Xaajada Soomaaliya & Somaliland, Xeer-beegti ayay rabtaa W/Q Abdirashiid Khaliif Xaashi
  • Hambalyo Dhamaan Umadda Reer Somaliland, Gaar Ahaan Unugyada Qarsoon Ee Heeganka Ugu Jira Ilaalinta Hamiga Umadooda.
  • MAXAA SOMALILAND FURSAD UGU JIRA SAFARKA MADAXWAYNE BIIXI KU TAGEY ADDIS-ABABA? W/Q Mohamed Abdi Jama  
  • Nidaamkeena cashuuruhu waa mid caddaalad darro ah oo danyarta culays ku ah (WQ: Guleed Axmed Jaamac “Dafac”)
  • Suldaan Maxamed Xirsi Qani Oo Gabay Loo Tiriyey

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital