unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Daawo: Soo Dhawaynta Bisha Barakaysan Ee Ramadaan [MIDHAHA DIINTA]

 

Waxa afka innagu soo haysa bishii barakaysnayd ee Ramadaan, iyadoo muslimiintu meel kasta oo ay joogaan is u diyaarinayaan gudashadeeda iyo soonka bisha barakaysan ee Ramadaan.

Muqaalkan uu oo idiinku talo galay barnaamijka MIDHAHA DIINTU, wuxuu si gaar ah u khuseeyaa soo dhawaynta bisha Ramadaan. Waxaana ka hadlaya sheekh Maxamed Cabdi Ummal. Ka faa’idaysi  wanaagsan oo ku camalfal fiican. Ilaahay xaqa ha innagu sugo, sheekhana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

Daawasho wacan oo ku camal-fal fiican.

https://www.youtube.com/watch?v=6GGL6P3iFRM&feature=youtu.be

midhahadiinta@gmail.com, midhahadiinta1@gmail.com

Latest News

  • Suaalihii Warbaahinta Iyo Jawaabihii Madaxweynaha Sland ee shirkii jaraaid
  • Gudoomiye Cirro Oo La Kulmay Madaxa Baarlamaanadda Aduunka
  • Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Taariikhda Marxuumad Faadumo Axmed Dhimbiil
  • Dalka Itoobiya Oo Shaaciyay In Dadweynaha Qaaradda Afrika Fiise La’aan Ku Soo Gali Karaan…
  • Baydhabo:-Gudida Fatahaadaha Kooonfur Galbeed Oo La Magacaabay

Latest Articles

  • SOMALILAND MA WAXBAA U DHIMAN MISE WAXBAA KA SI’ AH. W.Q Liibaan Shaadiro Qaybtii Labaad
  • TAARIIKHDA DAWLADA SUCUUDIGA IYO QAABKII LOO AAS-AASAY WAX KA BARO. Qormadii 22` aad .
  • Xasuustayda Weedho Kooban Oo AHN.Maxamed Nuur Giriig Ka Yidhi Sahra Axmed Jaamac: Q.2aad…
  • Muxuu yahay qorsha-hawleedka hayada Duulista iyo Madaarada Jamhuuriyada Somaliland??
  • Taariikh Nololeedkiisii: Godka Lagu JanneeHoygiisi Buu Cali Ibraahim Maxamed (Cali Sanyare) Tagee Duco Ku Sii Hooya.

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital