unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Daawo:Wiil Soomaaliyeed Oo lagu Toogtay Canada iyo Hooyadiis oo Naxdin darteed….+Muuqaal

Wiil Soomaaliyeed ayaa lagu toogtay magaalada Toronto ee dalka Canada waxaana arinkaan si weyn uga naxay qooyskiisa gaar ahaan Hooyadiis oo naxdin darteed dhulka laga soo qaaday .

Wiilkaan ayaa ka mid ahaa Ardayda ugu fir fircoon jaamacada Toronto wuxuuna sidoo kale ciyaari jiray Kubada Koleyga ama Basketball-ka . Jaaliyada Soomaaliyeed iyo Culumada Masaajidka Soomaalida ayaa si ah u dhaliilay Wiilkaan dhaliyarada ah ee la dilay .

Ma ahan markii ugu horeeysay oo muwaadin Soomaaliyeed lagu dilo dalka Canada waxaana iminka kiiska baartitaankiisa gacanta ku haya booliiska dalka Canada . Dilka wiilkaan ayaa kaga duwan dilalkii hore ma uusan qof ama ruux arimo balwad loo dilay balse wuxuu ahaa Arday si aad ah ugu wanaagsan Jaamacadiisa

Halkan Hoose Ka Daawo 

Latest News

  • Daawo:Bulshada Magaalada Laascaanood Ayaa Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyay Joojinta Qaadka
  • Daawo:Siciid Xaaji Axmed Ayaa Qado Sharaf u Sameeyay Wefdigii Xisbiga Waddani magalada Burco
  • Daawo:Magaalada Oodwene Ayaa Lagu Gardaadiyay Naadi Akhris Oo Lagu Magacaabay Cali Sugule
  • Daawo: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Ka Qayb Galay Mashruuca Horumarinta Dawlaha Hoose oo lagu qabtay magalada Boorama
  • Daawo:Guddida Anshaxa Doorashada Oo Ka Warbixiyay Cidda Ay Ka Reebban Tahay Ololaha Xisbiyadu

Latest Articles

  • Oromada iyo Soomaalida Qaad wax ka weyn ayaa ka dhexeyaa!
  • Wal walka iyo kalsooni darada ka qabta garsoorka dalka.Cartan Maxamed Jamac
  • Baroortu Orgiga Ka Weyn: Doorashooyinka Somaliland: Axmed Maxamed Diiriye )(Toorno), ahmedmdiriye, Hargeysa
  • Maxakamad Siyaasadi Turuqday,Tallo Ha Way Diinin( Dr Daacad Alle Yaqaan)!
  • Af lagaado & Cay midna eedu kuma sama!

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital