unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Ninkii Ka Dambeeyay Weerarkii Ka Dhacay Magaalada Fresno ee gobolka California Oo la Qabtay +Sawirro

Ciidamada booliiska dalka Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin madow ah oo ku eedeesan in uu si badheedh ah u dilay sadex nin oo cadaan ah ,kuwaa oo ku sugnaa magaalada Fresno ee gobolka California.

Ninka weerarka fuliyay oo lagu magacaabo Kori Ali Muhammad ayaa rasaas badan ooda uga qaaday sadexdan nin ee cadaanka ah , waxaana ragan la toogtay la sheegay in rasaasta ay ka haleeshay meelo halis ah sidaana ay u geeriyoodeen.

Weerarka uu ninkan madowga ah fuliyay ayaa looga shakisan yahay in uu yahay mid la xariira midab takoor, ciidamada amaanka ayaana baaritaano xoogan kuwada ninka dilka geestay oo hada xabsi ku jira.

Ninka weerarka fuliyay ayaa la sheegay xiliga ay qabanayeen ciidamada booliiska in uu ku dhawaaqayay Alaahu Akbar, waxaana saraakiisha amaanka dalka Mareykanka ay aaminsan yihiin in uusan weerarkan aheyn mid argagaxiso.

Booliiska ayaa sheegay in Kori Ali Muhammad uu bartiisa Facebooka kusoo bandhigay aragti ku aadan sida uu u neceb yahya dadka cadaanka ah, waxa uu sidoo kale ninkan wax ka sheegay dowlada Mareykanka.

 

 

Latest News

  • Daawo : Daawo: Ururka Suxufiyiinta SOLJA Oo Soo Bandhitay Wargeysyadii Dalka Ka Soo Bixi JIray Sagaashameeyadii
  • Daawo: Mashruuc Lagaga Gaashaamanayo Abaaraha Soo Noqnoqda Ayaa Laga Furay Burco
  • Daawo : Qaar Ka Mid Ah Madaxdhaqameedka Iyo Waxgaradka Oo Baaq Nabadeed U Diray Bulsshada Deegaanka Dararwey
  • Daawo: Badhasaab Ku Xigeenka Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Xaaladda Degaanka Dararweyne
  • Daawo : Muddaharaad Balaadhan oo Ka dhacay Degmada Wadaamago ee Gobolka Saraar

Latest Articles

  • Haddii Calafku Kugu Dhaco u Badalo Midho Macaan…”Sheeko Gaaban:- Saddexdii Beerwale.
  • Baaq Nabadeed ,Colaada Ceelawayn…Aqoonyahan Ahmed jaamac saalax
  • Jaalliyadda ku dhaqan dalka Netherlands waxay tacsi tiiranyo leh u dirayaan
  • Waa Maanso la magac baxday KU-TUNTUUNSO,waxaa tiriyey Abwaan YuusuF Roobleh Xirsi (Sandoon)
  • Maxay kaadhka ku qaataan maba ay qadayne. Q1aad Qalinkii Cabdi Caawiye

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital