unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Ra’iisal wasaare Abiy Ahmed oo booqasho ku tagaya magaalada Minneapolis

Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in 30 bishan July booqasho rasmi ah uu ku tago magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka.

Abiy Ahmed safarkiisa Ayaa iimanaya xili dhinaca kale uu jiro cadaadis lagu saarayo in uu si deg deg ah u fara-galiyo colaada qowmiyadaha Soomaalida iyo Oromada oo saameyn weyn ku yeelatay guud ahaan marka la eego xasiloonida iyo nabada deegaannada ay wada degaan labada qowmiyadood.

Magaalada Minneapolis waxaa ku dhaqan tirada ugu badan dadka Soomaalida iyo Oromada ee ku nool guud ahaan marka la eego dalka Mareykanka, taasoo ka dhigeysa safarka Abiy Ahmed ee Minneapolis mid muhiimad gaar ah u leh labada dhinac-ba, isaga oo arki doona jaaliyada labada Qowmiyadood.

Cabdi Warsame oo ah xubin ka tirsan Golaha deegaanka ee magaalada Minneapolis ayaa sheegay in lagu marti-qaaday ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed in 30ka bishan July uu booqasho ku tago magaalada Minneapolis.

Latest News

  • Siyaasi ku Taliyey Inaan Loo Baahnayn Wadda Hadaladda Soomaaliya.
  • Ayaa Hortaagan In AY Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan Yahay?
  • Xuska Sanad Guuradii 38-aad ee kasoo Wareegtay aas’aaska Ururka SNM Oo Lagu Qabtay Burco.
  • Buuq iyo Sawaxan Ka Dhashay Kulankii Gollaha Shacabka Soomaaliya.
  • Madaxwayne farmaajo oo la kulmay Wefti ka Socda Dalka Eritrea

Latest Articles

  • Ayaa Hortaagan In AY Dalka Ka Qabsoonto Doorasho Loo Dhan Yahay?
  • Somaliland – Dhuumasho Dhabarku Muuqdaa waa Dhib iyo Hadimo
  • Ogaysiis: UN HABITAT
  • Miyyi Ilaa Madaxtooyo: Sheeko Dhex Martay Siilaanyo iyo Sheekh Shariif
  • SHEEKH SHARIIF Xujada cusub ee Nabad iyo Nolol W/Q: Jabriil Cabdullaahi Calasow

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital