unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Machadka Barashada luuqadaha iyo Caafimaad Ee Samo Garad Oo Ardayda Hawlo Shaqo Loo Geeyey Kaam Aw Shukjri Ee Duleedka Burco +Sawiro

machadka barashada luuqadaha iyo caafimaad ee samo garad ee magalaada burco ayaa  ardayda barashada caafimaad gaar ahaan Course  NUTRITION waxaa  Ardaydan Loo geeeyey  hawlo shaqo ka fuliyeen KAAMMKA AWSHUGRI ee tuulada AROORI Dhinacva Koonfureed magaalada burco

. iyagoo oo socdaaalkani ah mida lagu ogaanayo xaalada ay kusugan yihiin bulshada halkaa ku dhaqani sidoo kale ardayda aqoontii iyo xirfadii ay barteen uguna celin lahayeen bulshadooda baahan, waxayaabihii aanuu bulshadaa kaga qayba qaadanay waxaa kamida ha Dawooyin SOFTI FOOD iyo CABIRO dadkaa lagu oganayo caafimadkooda sidoo kale waxaan soo badhigi doonaa xalada kaamkaa Awshugri ee aroori 

 

Ugu Horeentii waxa halkaasi  ka hadlay   Caawiye Mohamud Abdilaahi Maamulaha Machadka samo garad ee magalaada burco  waxaanu tilmaamay muhiimada ardayda halkan kaamka shuri u keenen “waxaan maanta halkan ardaytda u keenaya waxa weyaan in ardaydu soo arkaan wixii baratikaal ahaan wixii loo dhigayaayey  waxaan muhiim ah in ardau bulshadooda ugu shaqeyaan in har la’aan ah, tan noqon mayso tii kowaad ee   ama tii ugfu dambeesay  waxaan arday soo arkeen waxyaabo badan oo ay hore u maqli jireen “ayuu yoidhi maamulaha machadka samo garad

sidoo kale  waxa halkaasi  ka hadlay  mukhtaar maxamed jaamac

 

Image may contain: 8 people, including Drs Ayaan Apple Alaale, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, people standing and outdoorImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 1 personImage may contain: 11 people, including Maryan Halgan Bintu Malaw, people standingImage may contain: 3 people, people standingImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 8 people, including Drs Ayaan Apple Alaale, people standing and outdoor

Latest News

  • Falanqayn: Maxaa La Gudboon Burco Iyo Berbera, Maadaama Laga Helay Kiisaskii Ugu Horeeyay Corona?
  • Amb Fiqi oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
  • Khamrigiii Ugu Tirada Badnaa Oo Booliska Magaalada Boosaaso Soo Qabteen Kadibna Meel Fagaare Ah Ku Gubeen
  • Iska hor-imaad xooggan oo dhex maray ciidamada Kenya iyo Itoobiya
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay baroor diiq Qaran loo sameynayo R/wasaarihii hore ee Soomaaliya

Latest Articles

  • Xasuuqii Iyo Mar Kale Maya: W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Maxaa Hargeysa ku soo dabaali kara xayndaabka jamhuuriyah Soomaaliyah?
  • Abiy Iyo Uhuru Waxay U Qaateen In Fikraddii Soomaaliweyn La Dhimatay Burburkii Soomaaliya W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Cudurka Halista ah ee Corono-Virus oo Saamayn Xooggan ku Yeeshay Hab-nololeedkii Caadiga ahaa ee Bulshooyinka Caalamka
  • Isbedel Geeska Afrika Ka Dhacaa Waa Lama Huraan. Maxaa Uga Meel Yaal Somaliland? W/Q Mustafe Adam

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital