unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

KOOX SI QALDAN U SAXEEXDAY HESHIISKA CIYAARTOOY AAN AHAYN KII AY RABEEN

Kooxda Kubbada Cagta ee  Memenenspor football club oo ka dhisan dalka Turkiga ayaa muddo 24 saacadood gudahood ah ku hakisay heshiis ay la gashay ciyaaryahan lagu magacaabo  Alpha Jallow.

Ciyaartoyga oo lagu magacaabo Alpha Jallow una dhashay dalka Gambia ayaa xaqiiqsaday in mid ka mid ah riyooyinkiisu ay u rumeebeen, isla markaana uu ka ciyaari doono mid ka mid ah horyaalada caalamka. Balse riyadiisa ayaa ku dhimatay muddo 24 saac ah.

Kooxda ayaa heshiiska ka noqotay hal maalin gudaheed, kadib markii ay ogaadeen in ciyaartoygu aanu ahayn kii ay u socdeen.

Kooxda ayaa aragtay muuqaalka ciyaartooy ay isku magacyihiin oo ahaa ka saxda ah ee kooxdu ay rabtay. Arintaas oo keentay in si dhakhso ah ay uga baxaan heshiiska.

emenenspor football club ayaa markiiba dib u daawatay muuqaaladda, waxaanay ogaatay in ciyaaryahan Lamin Jallow oo laftiisuna dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Gambia uu yahay kan saxda ah ee ay doonayeen, hasayeeshee ciyaaryahankan ay heshiiska la galeen uu yahay mid kale oo khaldan

Waxaanay ugu danbayn kooxdu heshiiskii la gashay ciyaaryahan Lamin Jallow oo marka horeba diirada u saarnaa kooxdaasi

Latest News

  • Imaaraadka Iyo Itoobiya Oo Sii Xoojinaya Iskaashiga Dhanka Militariga.
  • Jabuuti Oo Wali Dooneysa Kursiga Golaha Ammanka Ee Qaramada Midoobay
  • Siyaasi Buuni Oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Shaqaaqooyinka Ka Soo Cusboonaaday Gobolka Salal.
  • Somaliland oo Canbaarayasay Weerarkii Lagu Qaaday Shirkadaha Shidaalka Sacuudiga.
  • Dowladda Soomaaliya ” Mareykanka waxaan u aragnaa Isbaheysi adag iyo saaxiib weyn oo aan leenahay

Latest Articles

  • Aniga oo ah Aqoonyahan / Abwaan Ibraahim-Rashiid Cismaan Guure waxaan kula talin lahaa ummadda reeer somaliland Qodobbadan:
  • Suurtogal ma tahay in Somaliland afti laga qaadaa?
  • Wariye Kayse Axmed Digaale oo qado sharaf loogu sameeyey galbeedka magaaladda London.Sawiro
  • Fekerka Cabdi-weli Gaas ee Somaliland, ma saxbaa?
  • Waa Maxay Sababta Ay Markale Dooroshoyinka Wakiilada Iyo Deeganku Ay Dib Ugu Dhaceen

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital