unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Hindiya Oo In Ka Badan 1 Bilyan Oo Qof Oo Bandow La Geliyay

New Delhi(Togdheer )-Dowlada Hindiya ayaa Salaasada shalay qaadatay tallaabadi ugu adkeyd ee uu dal kula tacaalo cudur-sidaha Corono, kaddib marki ay bandoow gelisay dhammaan waddanka, kaasoo ku qasbaya in ka badan 1 bilyan iyo saddex boqol oo milyan oo qof in ay guryahooda joogaan muddo 21 maalin ah.

Go’aankan oo uu ku dhawaaqay Ra’isulwasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa dhaqan galay xalay saqdi dhexe xilliga Hindiya, waxaanu ugu baaqay shacabka in ayna argagixin.

Dukaamada lagu iibiyo cuntada ayaa safaf dhaadheer loogu jiray guud ahaan wadanka, ka hor inta aan bandowga dhaqangalin. In ka badan 500 oo kiis oo coronovirus ah ayaa laga diiwaangeliyay Hindiya.

Latest News

  • Falanqayn: Maxaa La Gudboon Burco Iyo Berbera, Maadaama Laga Helay Kiisaskii Ugu Horeeyay Corona?
  • Amb Fiqi oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
  • Khamrigiii Ugu Tirada Badnaa Oo Booliska Magaalada Boosaaso Soo Qabteen Kadibna Meel Fagaare Ah Ku Gubeen
  • Iska hor-imaad xooggan oo dhex maray ciidamada Kenya iyo Itoobiya
  • Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay baroor diiq Qaran loo sameynayo R/wasaarihii hore ee Soomaaliya

Latest Articles

  • Xasuuqii Iyo Mar Kale Maya: W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Maxaa Hargeysa ku soo dabaali kara xayndaabka jamhuuriyah Soomaaliyah?
  • Abiy Iyo Uhuru Waxay U Qaateen In Fikraddii Soomaaliweyn La Dhimatay Burburkii Soomaaliya W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Cudurka Halista ah ee Corono-Virus oo Saamayn Xooggan ku Yeeshay Hab-nololeedkii Caadiga ahaa ee Bulshooyinka Caalamka
  • Isbedel Geeska Afrika Ka Dhacaa Waa Lama Huraan. Maxaa Uga Meel Yaal Somaliland? W/Q Mustafe Adam

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital