unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Tartanka Togdheer Cup Kooxda Dawlada Hoose Oo Xasuuqday Kooxda Badda Cas

Burco(Togdheer News)tartanka xiisaha badan ee ka socda magaalda burco ayaa  galabta  waxa fooda isku daray kooxaha bada cas iyo dawlada hoosekualnkan ayaa ku bilaabmay jawi xamaasad leh waxana kulankaasi  bandhiga goolasha bilabaay werayahan ugu gool dhalinta badan horyaalka kooxaha heer kowaad ee gobolka togdheer aamin don gool ka dhaliyey kooxda dawlada hoose .

Image may contain: one or more people, people standing and outdoorImage may contain: one or more people, people playing sport and outdoorImage may contain: one or more people, people playing sport and outdoor

intaasi waxa kulanka bandhiga kubadeed la wareegtay kooxda dawlada hoose oo weerar culus iyo kubada khadka dhexe laga sameey oo la isku dhiibayey ku qaaday goolka kooxda bada cas ,waxaan kubada laadka xortaa u laaday dawlada hoose wiilka kubada sameeyaha iyo boqorka basaaska garoonka alamzey xamse ayax oo is toos kubadaasi ugu hubsaday goolka kooxda badda cas ciyaartana ka dhigay barbar dhac mid hal gool ah ,

Image may contain: people playing sport and outdoorImage may contain: one or more people, people playing sport and outdoor

qaybtii  hore ee kulanka intaasi baa lagu kala nastay qaybtii dambey waxan markii waayo aragnimo kooxda dawlada hoose soo siiyey tabaraha kooxdaasi cismaan dheeg waxay bilaabeen werar hor lahaa waxaana shabaga sooo taabtay khadar kaarliito oo gool labaad ka dhaliyey kooxda badacas .

Image may contain: outdoor

kooxda kubada cagta ee badda cas ayaa u muuqatay im daafaceedu dabcay oo kubaduhu kaga furnaayeen khadka dhexe waxaan markale  kubada laadka xortaa loo dhiagay kooxda dawlada hoose waxaan kubadaasi ka laaday diilinta sideeed iyo tobnaad xamse ayax oo ciyaarta ka dhigay sadex iyo  hal gool ,

Image may contain: one or more people and outdoor

waxaan markale shabaga  kooxda kubada cagta badda cas waxa soo taabtay khadar kaarliito oo isna kooxda bada cas  ka dhaliyey goolkiisii labaad ee kulanka waxa sidoo  goolkaasi noqonayaa kii afraad ay dhaliso kooxda dawlada hoose degamda burco.

ugu dambeentii  dhamaadkii ciyaarta waxa gool labaad kooxda bada cas  u dhaliyey fohaar ugu dambeentii waxa  waxay ciyaartu ku soo dhamaatay 4 iyo 2 gool waxaana  kulankan guushu ku raacday kooxda dawlada hoose

cabdirisaaq koronto

Togdheer news 

Burco /Office

Latest News

  • Gebilay: Diwaan Gelinta Codbixiyayaasha Oo Bilaabmatay
  • Shirka Dib U Habaynta Iyo Tayaynta Shaqaalaha Oo Hargeysa Ka Furmay
  • Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Habka Fogaan Araga Kaga Qayb Galay Shirka Qurba-Joogta Somalida
  • “Qorshaha Diwaan Gelinta Waa Inay Ka Faa’ideystaan Gobolada Darafyada” Wasiir Ku Xigeenka Gaadiidka
  • Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Mooshin Ka Gudbiyay UNDP

Latest Articles

  • Xaalada Reer Falastiin Iyo Israa,iil Halkee Ku DambaynDoontaa ?..Muxamed Dhimbiil
  • Cali Khaliif Galaydh Miyaanu Ahayn Muwaadin Somaliland u Dhashay?
  • Hadalkii Buuni Ee Jawaabta Maxamuud xaashi Waxa Uu Isoo xasuusiyay Silsiladii Guba. W/Q. Mustafe Axmed Maxamed Geeddi
  • Maxaa Ka Khaldan Injineerada Dhismaha Mise Qandaraasleyaasha Kham-khama? W/Q Cabdiraxmaan Cadami
  • Sheekh Maxamed oo baraarujiyey arrimaha qofka diintiisa islaamka ugu sugmayso.

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital