“Qorshaha Diwaan Gelinta Waa Inay Ka Faa’ideystaan Gobolada Darafyada” Wasiir Ku Xigeenka Gaadiidka
Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Gaadiid Ka Iyo Horumarinta Jidad Ka Somaliland Ayaa Ugu Baaqay Bulshada Gobolka Badhan In Ay Qaataanl Kaardh Ka Diiwaan Galinta Si Ay U Soo Doortaan Xildhibaano Ku Matala Baarlamaan Ka Somaliland Iyo Golaha Deegaanka