unnamed
uha-web-banner-ad Togdheer News Network
logo
logo
head
dahab
<<< Click here to contact us or Send Email to: editor@togdheernews.com>>>
head
head

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi U Hogaaminayo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

TOGDHEERNEWS :  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia ay uga qeyb galay Shir Madaxeedkii Urur Goboleedka IGAD.

Madaxweynaha iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Xildhibaannada ka tirsan labada Gole ee dowladda, Wasiiro, cutubyo ka tirsan ciidanka qalabka sida iyo marti sharaf kale.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shir-Madaxeedka joogtada ah ee 13-aad ee IGAD ayaa soo dhaweeyey qorshaha dib u habaynta Urur Goboleedka IGAD oo ay isku raaceen Madaxda ka soo qeyb gashay meertadan.

Latest News

  • Wasiir Ku-Xigeenkii Hore Ee Wasaaradda Maaliyadda Somaaliland Ayaa Xilkii Wasaaradaasi Wareejiyay,
  • Wararki Ugu Dambeeyay Iyo Xaalada Gurigi Ay ku Geriyodeen Qoyski 4 Qof Ahaa
  • Xildhibaano Dacwad Ka Gudbinaya Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Jawaabta Xisbigaas
  • Masuul katirsan Xisbiga Ucid Ayaa Looga Yeedhay Xarunta cid-da Xisbiga Ucid Ayaa ka Hadlay.
  • Maxamuud Xaashi Kuma Jiro Hogaanka Kulmiye Golaha Dhexe Dhawaanbu Soo Galay

Latest Articles

  • Sharci-jebin: Komishanka Cusub ee Doorashooyinka Lama Marin Dhaartii Saxda ahayd ee Xeerku Waajibiyey
  • Somaliland: Sharciga ayaa Qeexay Qaabka loo Xulayo Xubnaha Komishanka ee ha la Joojiyo Qardo-jeexa iyo Qaylada Badan
  • Xigmadihii Dhaxalka Qaran Noqday ee M/weynihii Hore Somaliland Mudane Rayaale
  • Wariye Kayse Axmed Digaale Oo Bariga London Loogu Sameeyay Casho-Sharaf
  • Wada-shaqaynta qarsoon ee Hargeysa iyo Xamar

head


All Rights Reserved | Copyright © 2005-2016 : Togdheer News Network | Powered by Horn Digital